Reerka ka waran?
How is ur family?
Reerka wuu fiicanyahay
The family is good
Reerka wuu ladanyahay
The family is good
Caafidmaadka ka waran?
How is the health?
Caafimaadka wuu ficanyahay
The health is good
Cimilada ka waran?
How is the weather?
Waa qabow
Its cold
Waa kuleyl
Its hot
Waa baraf
Its snowing
Waa dabayl
Its windy
Waa da’aysaa
Its raining
Waa qorax
Its sunny
Waa caadi
Its normal
Maxaad qabataa?
What do you do? (Work)
Waxaan ahay bare
I am a teacher
Waxaan ahay xog aruuriye
I am a debt collector
Waxaan ahay arday
I am a student
Xaalada ka waran?
How is the situation
Xaalada way ficantahay
The situation is good
Xaalada Way ladantahay
The situation is good
Qoyska ka waran?
How is the family?