Habar
mother (archaic)
habaryar
aunt (maternal) (lit. “little mother”)
habbo
auntie, niece/nephew
mataano
twin
abbaayo/a(da) / abbaayyayaal(sha)
sister (southern dialect)
-kayga
mine
-kaaga
yours
ilmaha kilya
only child
waalid
parents
la
one (indefinite person)
wada
together
Waa la wada fiican yahay
Everyone is fine
maqan
away
saaxiib(ka/ta) / saaxiibo/a(da)
friend
runta
truth
Waan ku rucsanahay
I agree.
rucsan
agree (v.)
Waan kugu rucsanahay.
I agree with you.
bakayle
rabbit
baqay
afraid
baq
fear (v.)
yaa ku xigga?
who’s next
xigga
next
yaa
who