bil(sha) / bilo/a(ha)
month
dugsi(ga) / dugsiyo/a(da)
school
goorma
when
maalin(ta) / maalmo/a(ha)
day
makhaayad(da) / makhaayado/a(ha)
restaurant
masaajid(ka) / masaajidyo/a(da)
mosque
sannad(ka) / sannado/a(ha)
year
toddobaad(ka) / toddobaadyo/a(da)
week
xafiis(ka) / xafiisyo/a(da)
office
xeeb(ta) / xeebo/a(ha)
beach
Sabti
Saturday
Axad
Sunday
Isniin
Monday
Talaado
Tuesday (southern)
Arbaco
Wednesday
Khamiis
Thursday
Jimce
Friday
Jaanuwari
January
Febaruwari
February
Maarj
March
Abriil
April
May
May
Juun
June
Juulay
July