gunno
bonus
gacaliye / gacaliso
dear (masc/fem); salutation
bakhaar(ka)
warehouse
waali(da)
craziness, insanity
waalan (ahow)
crazy, mad
qorismaris
were-hyena, werewolf
afarqooble
four-legged, four-hooved (also a tribal name)
dhuunirraac
opportunist; mercenary
cirkuu dabaalanayaa
high, on drugs (lit. “swimming the sky”)
wuu lalayaa
high, on drugs (lit. “hanging (from the air)”)
cabsanyahay
drunk
daandaansi
provocation
saadaali
predict
walow
even, though, although
ku baaqay
announced