afur
break a fast
buurta Carrafo
Arrafa mountain
ciid (da) soon (ka)
Eid al-Fitr
ciid (da) xaj (ka)
listed as Eid al-Adha
ciid wanaagsan
happy holiday
dawaaf
go around the Ka’ba, circle
dembi (ga)
crime, sin, error
dembi dhaaf
pardon, forgive sins
dhagaxtuur (ka)
stone throwing
diin (ta) islaam (ka)
Islam
gudo
fulfill a duty
ixraamo
two white sheets for Hajj
ka farxi
gladden, make happy
kacbo/a (da)
Ka’ba (black stone at the Mecca Mosque)
Makka
Mecca
mushaari (da)
oatmeal
nabi (ga); nabiyo/a (da)
prophet
qal
slaughter
quudi
feed
raad (ka); raadyo/a (da)
footsteps
ramadaan (ka)
Ramadan
sahal
simplify
sako/a (da); sakooyin (ka)
annual alms
soon
fast