amni (ga)
security
budhcad (da)
gang
dadweyne/a (ha)
public
hawlgal (ka); hawlgalo/a (da)
operation
is jir
watch out, be aware
ka danbee
(v) be behind (an action)
ka imanaysa
(v) resulting from
ku tali
(v) advise, recommend
la socodsii
(v) inform
macluumaad (ka)
information
nabad sugid (da)
intelligence, security army
qarax (a); qaraxyo/a (da)
explosion
shakhsiyadeed (ka); shakhsiyaad (ka)
personal (noun)
shifto/a (da) taxan // danbiyo/a (da) taxan
crime ring
shisheeye/a (ha)
foreigner
taxadir (ka)
precaution
wada hadal (ka); wada hadalo/a (da)
(v) dialog
waxyeelo leh; waxyeelo/a (da)
hazard
xalli
(v) solve
xidhiidh (ka) siyaasadeed
diplomatic relations