ambabax
departure
ammaan (ka)
security
badbaado/a (da)
safety
dareere/a (ha); dareerayaal (sha)
liquid
dib u dhac (a); dib u dhacyo/a (da)
delay
digniin (ta)
safety warning
far
(v) urge
hakasho
layover, pause
hub (ka)
weapons
illin (ka); illimo/a (da)
gate, entrance
imaansho/a (ha)
arrival
jadwal (ka) ambabax (a)
departure board
jadwal (ka) imaansho/a (ha)
arrival board
la ogol yahay
permitted
la wareeg
(v) confiscate
lala joogin
unattended
ogeysii
(v) announce, inform
ogeysiis (ka); ogeysiisyo/a (da)
announcement
qaarad (da); qaarado/a (ha)
continent
qaynuun (ka); qawaaniin (ta)
regulation
rakaab (ka)
passenger
sigaar cabid (da)
smoking
waax (da); waaxo/a (ha)
department
waqtigiis / waqtigeed
on-time