adkee
(v) stregthen
billow (ga); billowyo/a (da)
beginning
dagaalyahan (ka); dagaalyahanno/a (da)
fighter, warrior
danjire/a (ha) danjirayaal (sha)
ambassador
deggaan, deggenaansho
stable
diblomaasi (ga); diblomaasiyiin (ta)
diplomat
falanqee
analyslze, asses
hel
get, obtain
jaaliyad (da); jaaliyado/a (ha)
ethnic community
ka hortag
(v) confront
khilaaf (ka); khilaafyo/a (da)/ khilafaad (ka)
conflict
ku filan
adequate, enough to
rasmi
permenant, official
siyaasad dibadda; siyaasado/a (ha) dibadda
foreign policy
tiro/a (da); tirooyin (ka)
number, quantity
wiiq
(v) weaken
xoghaye/a (ha) arrimaha dibadda
secretary of state
yool (ka); yoolal (ka)
goal